Shirkado Ajnabi ah oo la sheegay in loo xiray Wadooyin muhiim ah oo kuyaala Muqdisho

Hogaamiyaha Xisbiga Wadajir ahna Musharax u taagan xilka Madaxweynaha Soomaaliya Cabdiraxmaan Cabdishakuur Warsame ayaa sheegay in qaar kamid ah wadooyinka muhiim ah ee Muqdisho u xiran yihiin Hay’addo shisheeye. Waxa uu sheegay Hogaamiyaha Wadajir in la xiray wadooyinka isku xira Madaxtooyada Soomaaliya iyo Garoonka Diyaaradaha Aadan Cadde sababo la xariira in shirkado ajnabi ah loo … Continue reading Shirkado Ajnabi ah oo la sheegay in loo xiray Wadooyin muhiim ah oo kuyaala Muqdisho